Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa ku cusub doorashada Puntland 2019?

Soddon (30) beri kadib waxaa Puntland u beryaya waa cusub oo siyaasadeed, waxaana Garowe ka dhacaysa doorasho kale oo taariikhi… Sii akhri

Posted on December 8, 2018December 8, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo PMPF

Posted on December 8, 2018 by News Office

Madaxweynaha  Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo Badda(PMPF) ee dowladda Puntland. Dikreeto ka… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka Puntland oo furtay kulan ku saabsan qoonada Haweenka ee siyaasadda

Posted on December 8, 2018December 8, 2018 by News Office

Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ka daah-furtay kulan ku saabsan dhiirri-gelinta qoondada Haweenka ee… Sii akhri

Aqalka Sare oo qabtay Kulan looga hadlay Xad-gudubyada ka dhanka ah Haweenka iyo…

Posted on December 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Munaasabad lagu xusayo ololaha 16-ka maalmood ee tacdiyada kadhanka ah haweenka oo Ururka haweenka ee golaha aqalka… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka soo horjeeystay kala diristii guddiga maaliyada

Posted on December 8, 2018 by Cowke

Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha golaha shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa looga soo horjeeystay kala diriatii dhowaan… Sii akhri

Jubbaland oo aqbashay wada hadal ay la gasho dowlada dhexe

Posted on December 8, 2018December 8, 2018 by Cowke

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aqbalay wada hadalo iyo kulamo uu la yeesho dowlada dhexe ee Soomaaliya. Arintaasi ayaa… Sii akhri

Musharax Gen. Asad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Qardho

Posted on December 7, 2018December 7, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Gen. Asad Cismaan… Sii akhri

Heshiis rasmi ah oo laga gaaray colaaddii Dhummay

Posted on December 7, 2018December 7, 2018 by News Office

Shirkii Nabadeynta beelaha Bah-hararsame iyo Qayaad ee ka socday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa lagu gaaray… Sii akhri

Garyaqaanka G. ee Puntland oo war ka soo saaray magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka

Posted on December 7, 2018December 7, 2018 by News Office

Garyaqaanka guud ee dowladda Puntland,Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga… Sii akhri

Camey inuu is casilo ayey ku quruxsanayd!

Posted on December 6, 2018December 6, 2018 by Desk

W/Q: Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Cameey: Juxihii laantuu ku fadhiyay goynayay! Waqtigan aan joogno dalka Soomaaliya waxaa moodaa in laga maarmay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close