Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wejiga saddexaad ee mashruuca Waxbarashadu waa Iftiin oo Garoowe laga daah-furay

Wejiga saddexaad ee mashruuca “Waxbarashadu waa iftiin” oo ay ku baxayso lacag dhan $7.2 malyan oo Euro, ayaa maanta laga… Sii akhri

Posted on March 20, 2019March 21, 2019 by News Office

Dagaalka Qarsoon ee Maraykanku ka wado Soomaaliya

Posted on March 20, 2019March 20, 2019 by News Office

Hay’adda Amnesty International ayaa saaka Magaalooyinka Nairobi, London iyo New York ku soo bandhigeysa warbixin ay ka soo ururisay Gobolka… Sii akhri

Mid kamid ah hoggaamiyaashii burcad-badeeda oo la dilay

Posted on March 20, 2019March 20, 2019 by Liban Yusuf

Axmed Maxamuud Maxamed oo loo yaqaanay ‘Garaad’ kana mid ahaa ragii ugu caan sanaa burcad-badeedii Soomaalida ayaa lagu dilay koonfurta… Sii akhri

Hay’adda Amnesty International oo warbixin ka diyaarisay duqeymaha Maraykanka ee Soomaaliya

Posted on March 20, 2019March 20, 2019 by News Office

Hay’adda Amnesty International ayaa saaka Magaalooyinka Nairobi, London iyo New York ku soo bandhigeysa warbixin ay ka soo ururisay Gobolka… Sii akhri

Jen. Indho-qarshe oo si adag uga hadlay Hawl-galka Ciidamada AMISOM

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha ciidamada millateriga Somalia, Jen. Daahir Aadan Cilmi [Indho-qarshe] oo la hadlayay warbaahinta ayaa asheegay in ciidamada… Sii akhri

Hay’ada Isgaarsiinta Qaranka oo Xamar ku qabatay Tababarkii ugu horreeyay

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa marti-gelisay tababar ku saabsan Barnaamij lagu maamulayo hirarka oo loogu talo-galay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay ciidamo ka cabanaya mushaar la’aan

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay ciidamo ka cabanaya mushaar la’aan. Kheyre oo ka qeyb… Sii akhri

Al-shabaab oo muddo kooban la wareegay Balcad

Posted on March 19, 2019March 19, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Al-shabaab ay halkaasi weerar ku… Sii akhri

Wasiirka arrimaha dibada Ereteriya oo yimid Somaliland

Posted on March 18, 2019March 18, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka arrimaha dibada dalka Ereteriya Cismaan Saalax Maxamed, iyo wafdi la socday oo la taliyayaal Madaxwene ah yaa maanta soo… Sii akhri

Al-shabaab isaga cararay buuralyeda Qandala

Posted on March 18, 2019March 18, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa gobolka Bari ayaa sheegaya in malayshiyaadka Al-shabaab ay shalay ka carareen saldhigyo ay ku lahaayeen buuraleyda Cal-miskaat… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close