Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Wasiirka Xannaanada Xoolaha oo loo diray ciidamo gadooday

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo maalintii Sabtida ka soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen degaanka Galgala ee gobolka Bari… Sii akhri

Posted on March 18, 2019March 18, 2019 by News Office

Dagaal la sheegay in uu ka socdo degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud

Posted on March 18, 2019March 18, 2019 by News Office

Wararka ka imanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeya laba dhinac… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Somalia ay gudi doonto Abaalka ay u gashay Jabuuti

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay wakhtiga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay, wakhtiga la qaadayo, imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare degaannada… Sii akhri

Madaxweyne Geelle oo xariga ka jaray xarunta cusub Safaarada Jabuuti

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay… Sii akhri

Muhaajiriin horleh oo ku soo burqaday Puntland

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by News Office

Iyadoo uu socdo qorshaha dalkooda dib loogu celinayo Soogalootiga Ethiopian-ka ah ee ku sugan gudaha Puntland ayaa dhanka kale waxaa… Sii akhri

Farmaajo iyo Geelle oo Baledweyne ku wajahan

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta socdaal ku tagaya magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Geelle oo maanta la hadlaya Xubnaha Labada Gole ee Baarlamaanka

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geellle ayaa maanta khudbad u jeedinaya xubnaha labada gole ee baaralamaanka DF, iyadoo… Sii akhri

Dagaal ka socdo gobolka Sh/Dhexe

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saaka uu dagaal beeleed ka socdo deegaan hoostaga degmada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Madaxweyne Geelle

Posted on March 17, 2019March 17, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya casho sharaf ugu sameeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close