Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle… Sii akhri

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo isaga baxay Galgala

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugnaa degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa Sabtida saaka ah isaga soo baxay… Sii akhri

Malayshiyaad hubaysan oo isku horfadhiya magaalada Laascaanood

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in malayshiyaad hubaysan ay isku horfadhiyaan nawaaxiga garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Shaqadii dekedda magaalada Berbera oo istaagtay

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by News Office

Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaan gebi ahaanba maanta wax shaqo ah ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo… Sii akhri

Puntland oo celisay soogalooti Ethiopian oo horleh

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dalkooda ku celisay soogalooti Ethiopian ah oo iskood u go’aansaday in ay laabtan. Qoraal… Sii akhri

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo Muqdisho imanaya

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowlada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta lagu wadaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeey dadkii lagu laayay Newzealand

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka dhacay… Sii akhri

Sidee u dhacay isku aadka Siddeeda koobka kooxaha Yurub?

Posted on March 15, 2019March 15, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo Jamce ah ka dhacay qori tuurka isku aadka siddeed dhamaadka (Quarter-finals) tartanka… Sii akhri

Muslimiin fara badan oo lagu Laayay Weerar lagu qaaday Masjido ku yaalla New Zealand

Posted on March 15, 2019March 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 40-qof oo Maanta salaaddii Jimcaha ku Tukanayay masjiddo ku dalka New Zealand ayaa lagu dilay… Sii akhri

Axmed Madoobe oo sharraxay dhameynta khilaafkii Dowladda Somalia iyo Jubbaland

Posted on March 15, 2019March 15, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inuu horay u jiray mad-madow soo kala dhexgalay DF Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close