Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo loo sameeyay baroor-diiq Qaran

Christchurch (PP) ─ Dalka New Zealand, ayaa maanta si toos ah loo baahiyay aadaanka iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay… Sii akhri

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by PP-Muqdisho

Machadka Heritage oo Warbixin kasoo saaray Xukuumadda Farmaajo

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Machadka Cilmi-baarista Siyaasadda Soomaaliya ee Heritage oo xaruntiisu tahay Muqdisho ayaa toddobadkan soo saaray warbixin dheer oo… Sii akhri

Ammaanka Villa Somalia iyo garoonka diyaaradaha oo si aad ah loo adkeeyay

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Cabsi dhanka ammaanka ah ayaa la sheegayaa inay ka jirto garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo weliba xarunta madaxtooyada… Sii akhri

Faahfaahinta: Shil gaari oo ka dhacay gobolka Bari

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa shil gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay tuulada Mareero oo dhanka galbeed ka xigta… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay gobolka Bari

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by News Office

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhintay 7 kalena waa ku dhaawacantay shil gaari oo goor dhoweyd ka dhacay tuulada… Sii akhri

44 ruux oo ku dhintay qarax Kiimiko ka dhashay

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by Cowke

44 ruux ayaa geeriyootay waxaana ku dhaawacmay 90 ruux kadib qarax ka dhacay kiimiko oo ka dhacay shirkad ku taalo… Sii akhri

Dadka u tartamaya golayaasha degaanka Puntland oo lagu xiray in ay dhaqaale ku filan haystaan

Posted on March 21, 2019March 21, 2019 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa shaacisay, shuruudaha laga doonayo cid kasta oo u sharraxan, xubinnimada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland.… Sii akhri

Ciidamada Puntland gaaray tuulada Ceelcad ee gobolka Sanaag

Posted on March 21, 2019March 21, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland oo xalay ka baxay degmada Badhan ayaa saaka gaaray tuulada Ceelcad oo dhanka… Sii akhri

Puntland: 3 ruux oo lagu dilay gobolka Mudug iyo guddoomiye degmo oo la dhaawacay

Posted on March 21, 2019March 21, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Balli-busle oo hoostaga degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay 3 ruux oo xoola-dhaqataa… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay degmooyin cusub

Posted on March 21, 2019March 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay degmooyin cusub oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close