Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Federaalka oo ka hadashay markabka hubka sida

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay markabka hubka sida ee SEA WORLD, kaas oo ay maalmo ka… Sii akhri

Posted on July 23, 2025July 23, 2025 by Desk

Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo

Posted on July 23, 2025July 23, 2025 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u dirtay… Sii akhri

Xiisad weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo

Posted on July 23, 2025 by News Office

Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray ciidamo kala… Sii akhri

Mareykanka iyo Israa’iil oo isku khilaafay Xiisadda ka taagan Suuriya

Posted on July 23, 2025July 23, 2025 by News Office

Mareykanka ayaa billaabay si aan horey looga baran inuu uga hadlo xaaladda Suuriya ; wakiilka Mareykanka u qaabilsan Suuriya ,… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo ka hortimid xilka qaadis lagu sameeyay Maayirkii degmada Gaalkacyo

Posted on July 22, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid xilka qaadis ay sheegeen xubno ka tirsan golaha degaanka… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Puntland oo maanta Shir ka yeeshay Xaaladda Ammaanka magaalada Gaalkacyo

Posted on July 22, 2025 by News Office

Saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka qayb-galay shirkii toddobaadlaha ahaa ee amniga, kaas oo diiradda lagu saaray… Sii akhri

Askari boolis ah oo xalay dhaawacay taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal

Posted on July 22, 2025 by News Office

Taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal X/le Axmed Abshir Soonde ayuu xalay saldhiga degmadaasi ku dhaawacay askari ka tirsan… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo saraakiisha ciidamada oo xalay yeeshay Shir ku saabsan dardar gelinta Hawlgalka Calmiskaad

Posted on July 22, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xalay Shir ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda… Sii akhri

Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad

Posted on July 21, 2025 by News Office

Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalkii ciribtirka Daacish… Sii akhri

Puntland oo baaris kadib war rasmi ah ka soo saartay markab laga shakiyay

Posted on July 21, 2025July 21, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Raas-Caseyr, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baaray markab laga shakiyay oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close