Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba xubnood oo ka tirsan… Sii akhri

Posted on July 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Posted on July 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan socdaal ku aado magaalada Badhan ee… Sii akhri

Puntland: Maraykanka oo xaqiijiyay Hawlgalkii lagu qabtay Madaxii Maaliyadda Daacish Cabdiweli Walalac

Posted on July 26, 2025July 26, 2025 by News Office

Dowladda Maraykanka oo maanta bayaan kooban soo saartay ayaa xaqiijisay hawlgalkii ay wadajirka u fuliyeen ciidamada Puntland iyo kuwa Maraykanka… Sii akhri

Korneyl Afweyne: Puntland waxay mushaar siisaa Inta badan ciidamada fadhiya difaaca SSC-khaatumo

Posted on July 26, 2025 by News Office

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa xaqiijiyay warka… Sii akhri

Puntland iyo Maraykanka oo maanta hawlgal wadajir ah ku qabtay horjooge sare oo ka tirsan Daacish

Posted on July 25, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Madaxii Maaliyadda Argagixisada Daacish ahaana wakiilka kooxda… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto in uu dad ku dilay magaalada Garoowe

Posted on July 25, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali, kaasi… Sii akhri

Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah

Posted on July 24, 2025 by News Office

Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed ah ku tilmaamay… Sii akhri

MAP Expresses Concern Over Summons of Journalist Mohamud Nadiif Shire by Puntland Intelligence and Security Agency (PISA)

Posted on July 24, 2025July 24, 2025 by News Office

Garowe, Puntland, July 24: The Media Association of Puntland (MAP) is concerned about the repeated summonses issued to freelance journalist… Sii akhri

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay askari hubaysan oo weeraray ciidanka dowladda hoose ee Garoowe

Posted on July 24, 2025July 24, 2025 by News Office

Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale oo uu… Sii akhri

Puntland oo ka hortimid dalabkii Villa Somalia oo ahaa in ay deg deg ah ku sii dayso markabkii Hubka siday ee Sea World

Posted on July 24, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland oo xalay warsaxaafadeed soo saartay sheegtay in ay aad uga xuntahay warqaddii ka soo baxday dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close