Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Buundada isku xirto Hiiraan iyo gobolada dhexe oo roobabku ay dumiyeen

Gudoomiyaha barlamanka hirshabelle Cusmaan Barre mohamed ayaa ugu baaqay Dowlada Soomaaliya, hey’addaha caalamiga iyo bulashada reer Hirshabelle ee dal iyo… Sii akhri

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeeybgalay xuska 15-ka May

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeeybgalay munaasabada xuska 15-ka may oo ku beegan aaa aaska… Sii akhri

Booliiska Somalia oo sheegay in hal ruux ay u xireen imtixaankii Dowladda ee la xaday

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha ciidanka booliiska Somalia, Jen. Bashiir Cabdi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay gacanta… Sii akhri

TAARIIKH NOLOLEEDKA DR. NUUR DIIYIRE FUURSADE

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Dr. Nuur Diiriye Hersi (Fuursade), wuxuu ku dhashay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, sanadkii 1952dii. Wuxuu tacliinta Hoose iyo xifdinta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajooo xilkii ka aqaaday Agaasimaha madaxtooyada mid cusubna magacaabay

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarro shalay Sacuudiga lagu qaaday

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay si adag u cambaareynaysaa, weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee miinaysan, kuwaasi… Sii akhri

Shil khasaare ba’an geystay oo ka dhacay degmada Carmo ee gobolka Bari

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku dhintay, 11 kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaadiid oo ka dhacay laamiga dheer ee… Sii akhri

Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya Sadiiq Warfaa oo daahfuray mashruuc horumarinaya shaqaalaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by Desk

Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xersi Warfaa ayaa magaalada Nairobi kula kulmay deeq-bixiyeyaasha oo… Sii akhri

Farmaajo: Allow Guuli Kuu DHoweydaa!…wada hadalku waa inuu socdaa!

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by Desk

Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan             Fuleey! Fuleey ma calfado wuxuu rabo saa naftaan ku simaynee! Doqon ma calfado wuxuu rabo saa… Sii akhri

Dowladda Puntland oo go’aan ka soo saartay ajaanibta ka shaqeeya degaannada Puntland

Posted on May 15, 2019May 15, 2019 by News Office

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland, ayaa ku amartay dhammaan shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close