Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ururka Al-shabaab oo sheegay in uu gacanta ku dhigay Saldhig ku yaalla Jubbada Hoose

Kismaayo (PP) ─ Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan inuu halkaas ka dhacay… Sii akhri

Posted on May 17, 2019May 17, 2019 by PP-Muqdisho

DF oo sheegtay inay ciidamadeedu billaabeen hawl-gallo ka dhan ah Kooxda Al-shabaab

Posted on May 17, 2019May 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa ku dhawaaqday hawl-gallo ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kaasoo laga fulinayo deegaanno iyo degmooyin… Sii akhri

Iska hor imaad ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawo halkaasi uu iska hor imaad kooban ku… Sii akhri

Faahfaahinta: Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Boosaaso

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

3 askari oo ka tirsan ciidanka Booliiska magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo fiidnimadii… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaso

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Goobjoogayaal ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan uu qarax ka dhacay xaafadda Al-Raxma ee… Sii akhri

Puntland oo guddi u saartay dhismaha buundo roobka gu’gu gooyay

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka… Sii akhri

Somaliland police shot and injured TV journalist before detaining him

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by News Office

LAS’ANOD, May 16, 2019 Somali Journalists Syndicate (SJS) is shocked to learn that Somaliland police in Las’anod have shot and… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga dooday Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Golaha Wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo, kaasoo uu guddoomiyahay Madaxweynaha… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo digniin ka soo saaray dhoofinta Dhuxusha Somalia

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee dalka ayaa looga hadlay dhoofinta dhuxusha, waxaana lagu xusay in… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo” Doorasho kastaahi Xiligeeda ayey dhaceysaa tan maamulada iyo dowlada dhexeba “

Posted on May 16, 2019May 16, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo qudbad ka jeedinayay munaasabada 15-ka May oo caawa lagu qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close