Somaliland oo iclaamisay in ay maxaabiis weydaarsanayso Puntland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka hadlayey munaasabadda xuska 18-ka May ayaa iclaamiyay in maamulkiisu sii daynayo maxaabiistii… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka hadlayey munaasabadda xuska 18-ka May ayaa iclaamiyay in maamulkiisu sii daynayo maxaabiistii… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta safar shaqo ugu ambabaxay gobolka… Sii akhri
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta habaaray dowladda Puntland kadib markii saaka degaannada Puntland looga fariistay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee… Sii akhri
In ka badan 15,800 oo arday ayaa saaka oo Sabtiya imtixaanka shahaadiga ah u fariistay 106 xarumood oo ku yaalla… Sii akhri
Maamulka Somaliland ayaa saaka bandow saaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib markii xalay laga war helay dibad-baxyo ay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabtiya Garoowe ka furay imtixaanka Shahaadiga ah ee degaannada Puntland. In… Sii akhri
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan… Sii akhri
Kooxo hubeysan ayaa degmada Karaan ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa. Cabdi casiis Cabdullahi Maxamed ayaa… Sii akhri