Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo soo saaray nooca doorasho ee ay doonayaan 2020-ka

Muqdisho (PP) ─ Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen xisbiyada dalka ka jira arkood sida; Ilays, UPD, Wadajir,… Sii akhri

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by PP-Muqdisho

Madaxda Shirkad doonaysa inay maal-gelin sameyso oo maanta booqday Somaliland

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kula kulmay Hargeysa madax ka socotay shirkad horumarineed oo laga leeyahay… Sii akhri

Garoowe: Booliiska oo soo saaray awaamiir culus

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Nugaal, ahna taliyaha ciidanka PSF ee gobolka Nugaal , G/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo maanta… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo khasaare naf iyo maal leh ka geystay degaanno ka tirsan Puntland

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya tuulada Qayaadsame oo ka tirsan degaanka Alxamdullilaahi ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in halkaasi 4 carruur ah… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo u hanjabay ri’yaha magaalada

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa u hanjabay ri’yaha magaalada kadib markii ay shalay cuneen dhir dowladda hoose ku… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by Cowke

Qarax aad u xoog badan ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa si weeyn looga maqlay ayaa ka dhacay… Sii akhri

Ardayda dugsiyada sare oo banaan bax ka wada Muqdisho

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by Cowke

Banaanbax ka dhan ah go’aankii lagu joojiyay imtixaanka dowlada ayaa kkasocdo Muqdisho. Banaanbaxaan waxaa dhigaya ardeyda dugsiyada Sare ee dalka,waxayna… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo Laascaanood ku dhaawacay nin suxufiya

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Ciidamada amniga maamulka Somaliland ayaa xalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku dhaawacay suxufiga Cabdiraxmaan Kayse Tungub. Weriyaha oo… Sii akhri

Puntland: Guddiyada qaban-qaabada xuska 15 May oo la magacaabay

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland, ayaa saaka magacaabay guddiyada qaban-qaabada xuska maalinta dhalinyarada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si faahfaahsan uga hadlay arrimaha fashiliyay shirkii Garoowe

Posted on May 14, 2019May 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka warbixiyey Shirkii Iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close