Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowlada Soomaaliya oo joojisay imtixaankii dugsiyada sare ee dalka

Wasaaradda waxbarashada dawladda Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaan imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare. Wasiirka waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo… Sii akhri

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by Cowke

Walaac laga muujiyay natiijo la’aantii uu ku dhammaaday shirkii lagu qabtay Garoowe

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Bayaan ay maanta soo saartay Dallada bulshadda rayidka ah ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SONSA oo… Sii akhri

Askari ka Tirsan Ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan oo Dilay Taliyihiisii iyo Askar kale

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Askari ka tirsan ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM ayaa toogasho ku dilay saddex askari oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka qeyb-galay munaasabad degmada Garoowe dab-demisyo kula wareegaysay

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb-galay munaasabad ay degmada Garoowe Sadex Dab-Demis iyo booyad kagala wareegaysay… Sii akhri

Deni oo hadiyado guddoonsiiyay Waare iyo Lafta-gareen

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Abaal Marino iyo hadiyado dhiirigelina Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan… Sii akhri

Dhismaha wadada Garoowe_Gaalkacyo oo qiimayn ku socoto

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by News Office

Wasiirka hawlaha guud, gaadiidka iyo guriyeynta dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse ayaa saaka kormeer ku tegay wadada u dhexeeya Jalam… Sii akhri

Forensic DNA Evidence Helps To Catch Rapists in Somalia for the First Time in History

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by Desk

Most African countries have few to none forensic bureaus or institutions. Forensic science plays a vital role in the criminal… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo kormeeray Isgooysyada Muqdisho

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedreaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeer amni ku tegay taliska Qaybta Guud ee booliiska… Sii akhri

Puntland Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo heshiis iskaashi gaaray

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by News Office

Shir ay xalay Garoowe ku yeesheen saddexda dowlad goboleed ee Puntland, Hirshabeelle iyp Koonfur Galbeed ayay ka soo saareen, war-murtiyeed… Sii akhri

Shir u dhexeeya Puntland Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle oo Garoowe ka furmay

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close