Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faafin: Dowlad goboleedyada oo ka soo horjeestay xeerka Canshuuraha ee DF Soomaaliya

Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya waxay si cad uga hor-imaanayaan Xeerka Cashuuraha Dalka ee Wasiirka… Sii akhri

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Suxufi caana oo loo magacaabay af-hayeenka xukuumadda Puntland

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa galabta magacaabay, af-hayeenka cusub ee xukuumadda Puntland. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Dowladda Kenya oo sharraxday sababtii ay u hakisay duulimaadkii tooska ahaa ee Nairobi

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay sharraxaad ka bixisay sababtii ay u joojiyeen duullimaadyadii tooska ah ee… Sii akhri

Deni oo Garoowe ka saagootiyay Farmaajo

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee caasimadda Garoowe ku Sagootiyey madaxweynaha Jamhuuriyadda… Sii akhri

Guddi diiday inay Xasaanadda kala laabtaan Xildhibaan dhawaan lagu xiray Hargeysa

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Shir ay Magalada Hargeysa ku yeesheen maanta guddiga joogtada ah ee golaha wakiillada maamulka Somaliland, ayaa waxay… Sii akhri

Faahfaahinta: Xukunka maxkamadda Garoowe ee kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwada ay xeer-ilaalinta Puntland ku soo oogtay toban nin… Sii akhri

3 nin oo dil toogasho ah lagu xakumay kiiskii Caa’sha

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by Desk

Maxkamada Darajada Koowaad ee dagmada Garowe ayaa saaka go’aan ka soo saartay kiiskii dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan, Gudoomiya maxkamadda Shiikh… Sii akhri

Madaxii hawl-gelinta ciidanka Isku dhafka gobolka Mudug oo la dhaawacay

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxii hawl-gelinta ciidanka Isku-dhafka ah ee gobolka Mudug G/dhexe Khaliif Nuur Shiil ayaa xalay lagu dhaawacay koonfurta magaalada Gaalkacyo sida… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo xalay iyo saaka ka da’ay qaar kamid ah gobollada Puntland

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Roobabka gu’ga oo laxaad leh ayaa xalay miray, degaanno badan oo ku yaalla gobollada Karkaar, Nugaal, Sool iyo Mudug oo… Sii akhri

Waa haddaan dastuurka la raacin …

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by Desk

W/Q: Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Sida wararka Garowe ka  imanaya  ay sheegayaan  shirka DF iyo madaxda maamul goboleeddada waxaa  ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close