Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhegaysiga kiiska Caa’isha Ilyaas oo mar kale dib loo dhigay

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa mar kale dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kiiskii… Sii akhri

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Faahfaahinta: qaraxa ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Faahfaahin horleh ayaa ka soo baxaysa, qarax saaka ka dhacay iridda hore ee maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Bari xarunteeda… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu laabtay Kismaayo

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe isagoo ku sii jeeda… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in hadda uu qarax ka dhacay afaafka hore ee… Sii akhri

Garoowe: Rag ku eedaysan kiiskii Caa’isha Ilyaas oo saaka mar kale maxkamad la soo taagay

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa saaka oo Sabtiya mar kale u fadhiisatay dhegaysiga dacwadda loo haysto, 10 nin… Sii akhri

Galmudug oo ku dhawaaqday in shirkii Garoowe fashilmay

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Dowlad goboleedka Soonaaliyeed ee Galmudug ayaa ku dhawaaqday in uu fashilmay shirkii wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay hakinta duulimaadyadii Muqdisho iyo Nairobi

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by Cowke

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaawar ka soo saartay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee… Sii akhri

Duullimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi oo la joojiyay

Posted on May 10, 2019May 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa maanta ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii tooska ah ee Muqdisho illaa Nairobi, iyadoo xustay… Sii akhri

Xaaji Cabdi Waraabe oo geeriyooday iyo Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay

Posted on May 10, 2019May 10, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxaa ku geeriyooday maanta marxuum Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf… Sii akhri

Magaalada Muqdisho oo ku guuleysatay inay la midowday Magaalada S-Paul ee Minnesota

Posted on May 10, 2019May 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Somalia ayaa la mataanowday magaalada Saint Paul ee gobolka Minnosta ee Mareykanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close