Jubbaland oo eedeeyn u jeedisay dowlada Soomaaliya
Maamulka Jubbaland ayaa eedeeyn kulul u jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada… Sii akhri
Maamulka Jubbaland ayaa eedeeyn kulul u jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada… Sii akhri
Ilo’ xog-ogaal ah oo ku sugan madaxtooyada Puntland ee Garoowe, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in shirka wada-tashiga xukuumadda… Sii akhri
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland. Xildhibaanka ayaa ka… Sii akhri
Millitariga Maraykanka ayaa sheegay in ay Arbacadii duqeyn diyaaradeed ku dileen 13 xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka Daacish ee ku… Sii akhri
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland, ayaa galabta shaacisay wakhtiga la qabanayo, doorashada golaha degaanka degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Warqad… Sii akhri
Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay laga maqlay nawaaxiga tuulada Cameeyra oo ka tirsan degmada Isku-shuban ee gobolka Bari sida ay sheegtay… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu cadaadiyay inuu heshiisyo wax-ku-ool ah la galo maamullada ka jira… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Dagaalka culus ayaa xalay ka dhacay deegaanka Bariirre ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhexeeyay ciidamada dowladda… Sii akhri
Degaannada xalay roobku miray waxaa kamid ah: Dan-Dan, Sarmaan, Dhillaalo, Balli-cad, Carra-weyn iyo Banyaal oo dhammaantood ka tirsan gobolka Cayn,… Sii akhri
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri