Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho iyo duleedkeeda

Roobab ma hiigaan ah ayaa xalay ilaa iyo saakay waxa ay ka da’ayeen magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Roobabkaan oo ahaa… Sii akhri

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by Cowke

Liverpool oo layaab ugu soo baxday kama dambeynta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by Liban Yusuf

Liverpool ayaa u soo baxday kama dambeynta (final) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga, kadib markii ay sameysay soo… Sii akhri

Warqaddii uu eersaday kulankii xalay Farmaajo laga joojiyay

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by News Office

Warqad xalay ka soo baxday maamulka gobolka Nugaal ayaa lagu mamnuucay in la qabto wax shirar iyo kulamo ah oo… Sii akhri

Puntland oo ka soo horjeesatay guddi ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumada Federaalka

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by News Office

Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa… Sii akhri

Shil gaari oo dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay wadada Berbera – Hargeysa

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by Desk

Shil gaari oo ka dhacay wadadada u dhexaysa Berbera iyo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay ku… Sii akhri

SHirka DF iyo Maamul Goboleeddada: Maamulada awwooddooda dastuurku siiyay ha garowsato xukuumadda federalka

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by Desk

Rammadan Mubaarak: wali waxaan xasuusnahay oo aan marna qalbigayga ka go’in weedho uu igu yiri nin ka mid ahaa diplomats-iyiintii… Sii akhri

Dowladda Somalia oo billowday inay su’aalo adag weydiiso shaqaalaheeda rayidka ah

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adaha Amniga Somalia ayaa bilaabay inay baaris ku sameeyaan shaqaalaha rayidka ah ee DF, baaritaannada oo la… Sii akhri

Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay inay duqeeyeen xeryo ay lahayd Al-shabaab

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin kasoo baxay taliska cidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM), ayaa lagu faah-faahiyay duqeyn dhinaca… Sii akhri

Garoowe: Madaxweyne Farmaajo oo laga joojiyay kulan dadweyne

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya ka joojisay , kulan dadweyne oo uu xalay ku qaban lahaa, hotel ku yaalla magaalada… Sii akhri

Trump: Waxan haysanna fursad aan kaga fekerno nimcooyinka Alle na siiyya

Posted on May 6, 2019May 6, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa farriin uu xalay soo saaray muslimiinta dunida ku hambalyeeyay, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close