Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Bayaan tala-soojeedin ah oo ku socda shirka Garoowe

Golle ay ku mideysan yihiin xubno ka tirsanaa baarlamankii horre ee Puntland 2014-2019 ayaa shir ay isugu yimaadeen magaalada GAROWE… Sii akhri

Posted on May 6, 2019May 6, 2019 by News Office

Diyaaradaha Maraykanka oo duqeeyay malayshiyaadka Daacish ee ku sugan gobolka Bari

Posted on May 6, 2019May 6, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa buuraleyda Cal-miskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay shalay duqeymo ka geysteen diyaaradaha dagaalka Maraykanka.… Sii akhri

Maxkamad go’aan ka gaartay eedeysanayaal loo haystay dacwooyin Musuq-maasuq

Posted on May 5, 2019May 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir, ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad loo haystay saraakiil ka tirsan Dakadda Muqdisho… Sii akhri

Shirkii Garowe oo furmay

Posted on May 5, 2019May 5, 2019 by News Office

Shirka wada-tashiga ee madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dawladdaha xubanaha ka ah Federaalka ayaa daqiiqado ka hor ka furay… Sii akhri

Su’aasha ugu adag ee Farmaajo iyo Kheyre lagu weydiin doono shirka Garoowe?

Posted on May 5, 2019May 5, 2019 by News Office

Shirka wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada, ayaa saaka ka furmaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Shirka waxaa… Sii akhri

Dalladda PUNSAA oo baaq u jeedisay madaxda ku shiraysa Garoowe

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by News Office

Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa caawo soo saartay baaq ku wajahan shirka wada-tashiga ee u dhexeeya… Sii akhri

Dib u dhac kadib madaxweyne Farmaajo oo soo gaadhay Garoowe

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kiiskii Caa’isha Ilyaas oo dib loo dhigay

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa saaka dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kufsigii iyo… Sii akhri

Cabdi Barre ” umaleeyn maayo in shirka Garoowe ay natiijo ka soo baxeeyso”

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo kamid ahaa xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya haatana ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa ka… Sii akhri

Dadkii ka dambeeyay Kufsi iyo dilkii Caaisha oo la maxkmadeeynayo

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cusmaan ayaa 16-kii bishii april sheegay in lasoo gabagabeeyay kiis kufsi ku saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close