Puntland iyo Somaliland oo maalinta berriya is-dhaafsanaya maxaabiistii Tukaraq
Puntland iyo Somaliland ayaa Isniinta berriya si rasmiya isu dhaafsanaya maxaabiistii labada dhinac ku kala qabsadeen dagaalladii ka dhacay degaanka Tukaraq ee…
Open this website in Safari first.
Puntland iyo Somaliland ayaa Isniinta berriya si rasmiya isu dhaafsanaya maxaabiistii labada dhinac ku kala qabsadeen dagaalladii ka dhacay degaanka Tukaraq ee…
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa ku amartay dhammaan guddoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland in meelaha godan iyo dooxooyinka laga saaro dadka…
Kooxda Liverpool ayaa markii lixaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga. Ciyaarta kama dambeysta (final) tartankan oo sanadkan 2019…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Waddada Laamiga ee xiriirisa gobolada Puntland, gaar…
Qoyska reer Maxamed Bile oo ku noolaa miyiga tuulada Xaaji Khayr ee gobolka Nugaal, kana koobnaa 8 ruux, ayaa xalay waxaa qaatay…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga gobolka ayaa maanta booqday dooxooyinka dhanka bari ka xiga magaalada Garoowe…
Garoowe, Juun, 01 2019: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka.…
Maamulka gobolka Karkaar ayaa si hagar la’aana ugu gurmaday, tuulada Xaaji Khayre ee gobolka Nugaal oo go’doontay, kadib markii roobabka gu’ga ay…
Laamiga dheer ee isku xira magaalooyinka waaaweyn ee Puntland ayaa ka go’ay tuulada Sinujiif oo 60 km dhanka bari ka xigta magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa garooka waxaa ku…