Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gal-Mudug oo ka hortimid ansixinta xeerka doorashooyinka

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaadacay oo ka hor yimid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay meel mariyeen… Sii akhri

Posted on May 3, 2019May 3, 2019 by Cowke

Dowladda Puntland oo ka hortimid xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si cad u diidday, xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka dalka  oo ay maanta meel-mariyeen golaha xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Shirweynaha Haweenka Puntland oo Garoowe ku soo xirmay

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Shirweynaha wada-tashiga, jihaynta qorshayaasha iyo baahiyaha Haweenka Puntland oo mudda afar maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda… Sii akhri

Golaha Wasiirrada DFS oo meel-mariyay laba sharci oo uu ku jiro midka doorashooyinka

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen sharciga doorashooyinka Qaranka… Sii akhri

Mid kamid ah la-taliyeyaasha Kheyre oo sheegay in mucaaradka la siiyo tixgelin

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi [Baadiyow] oo ka mid ah la-taliyeyaasha Ra’iisul Wasaaraha Dalka ee dhinaca dib-u-heshiisiinta ayaa… Sii akhri

Baarlamanka Somaliland oo diiday xaaladda deg deg ah ee Muuse Biixi geliyay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Golayaasha  Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan  aan caadi ahayn wadajir ah ka yeeshay go’aankii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka KM-4

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka… Sii akhri

Boosaaso: Ciidan gadooday oo qabsaday xarunta Bankiga dhexe ee dowladda

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Birmad dowladda Puntland oo ka cabanayaa mushahar la’aan, ayaa saaka mudda kooban la wareegay xarunta Bankiga… Sii akhri

Maxaa ku qarsoon xaaladda deg deg ah ee Muuse Biixi ku soo rogay gobolka Sanaag?

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Maalin ka hor madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay degmooyinka Ceerigaabo, Gar-adag iyo… Sii akhri

Barcelona oo u awood sheegatay Liverpool

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by Liban Yusuf

Kooxda Barcelona ayaa lug lagashay kama dambeynta (final-ka) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga. Barcelona ayaa cashar lama ilaawaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close