Dalalka Carabta oo si adag u cambaareeyay dowladda Iraan
Bayaan caawa ka soo baxay shir-madaxeedka Carbeed oo ka qabsoomay magaalada Makka Al-Mukarrama, ayaa si adag loogu cambaareeyay fara-gelin la sheegay in…
Open this website in Safari first.
Bayaan caawa ka soo baxay shir-madaxeedka Carbeed oo ka qabsoomay magaalada Makka Al-Mukarrama, ayaa si adag loogu cambaareeyay fara-gelin la sheegay in…
Mas’uuliyiinta Somaliland ee gobolka Sool, ayaa caawa magaalada Laascaanood ku xiray, Cabdinaasir Axmed Nuur (Dheglaab) oo kamid ah aqoonyahannada gobolka Sool. Aqoonyahanka…
Ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland ayaaa ku dhaawacmay shil galabta ka dhacay nawaaxiga tuulada Laag oo…
Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa galabta James Christopher Swan u magacaabay ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya.…
Dowladda Puntland ayaa dallacsiiyay saddex taliye ciidan oo ka baxay Somaliland kuna biiray ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag. Munaasabad ka dhacday…
Qeyb kamid ah ciidamada ka soo baxay Somaliland ee ku biiray ciidamada difaaca Puntland ayaa saldhigyo ka samaystay degaanka Balli-busle ee gobolka…
Dhuuso-mareeb (PP) ─ Maamul-goboleedka Galmudug ayaa wuxuu caddeeyay go’aan cad oo uu ka qaatay dowladda federaalka Somalia, waxaana wareegto kasoo baxday xafiiska…
Guddoomiyihii Somaliland ugu magacownaa bariga gobolka Sanaag (Badhan) Cali Xuseen Maxamed ayaa saaka ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay islamarkaana gebi…
Nairobi (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa mar kale xayiraad kusoo rogtay shacabka Sooomaaliyeed iyo dowladdooda, iyadoo sheegtay in aanay mar dambe ogolaan…
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (inj. Yarisow) ayaa faray waaxaha Maamulka Gobolka, Dowladda Hoose ee…