Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Wareejiyay gaadiidka la Dagaallama Dabka

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid loogu… Sii akhri

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha oo la kulan la qaatay Gudoomiyaasha labada gole ee Baarlamaanka

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal… Sii akhri

Somaliland oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo amni mudda saddex bilood ah

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in  ay mudda saddex bilood ah xaalad deg deg ah ku soo rogtay degmooyinka Ceel-afweyn,… Sii akhri

Maxkamad xukuntay Dadkii lagu soo eedeeyay Dilkii iyo Gubiddii Marxuum Axmed Dowlo

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunno dil ah ku ridday saddex ka mid ah dadkii ku eedeysnaa dilkii… Sii akhri

Taliyaal ka tirsan ciidamada Somaliland oo lagu dilay gobolka Sool

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Malayshiya beeleed hubaysan ayaaa shalay galab tuulada Gobab-maxan oo hoostimaada degmada Yagoori ee gobolka Sool ku dilay taliyaal ka tirsana… Sii akhri

Al-Baghdadi oo muddo 5 sano ah kadib muqaal ka soo muuqday

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Hoggaamiyaha  ururka Daacish Abu Bakr al-Baghdadi ayaa shalay ka soo muuqday cajal Video ah kadib mudda 5 sano ah oo… Sii akhri

Xog: Dab-demisyo loo soo iibiyay caasimadda Garoowe oo dib loogala noqday

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa ogaatay, in saddex dab-demis iyo booyad loo soo iibiyay caasimadda Garoowe dib looga celiyay, kadib markii… Sii akhri

Wasaaradda Boostada Dowladda Somalia oo dib ula soo Wareegtay Xaruntii Telefonnada

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta Somalia ayaa dib ula wareegtay xaruntii Talefoonnada casriga ah ee Waddanka ee ku… Sii akhri

Farmaajo oo sheegay inay muhiim tahay inay ubadka Soomaaliyeed helaan Waxbarasho…

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu… Sii akhri

Maareeyihii tiyaatarka qaranka oo xilkii laga qaaday

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xilkii ka qaaday Agaasimaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka Soomaaliya Abwaan Cabdullaahi Cismaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close