Danjiraha Somalia ee Kenya oo si kulul uga hadlya Go’aan kasoo baxay Wasaaradaha DF
Nairobi (PP) ─ Danjiraha Soomaaliya u jooga Kenya, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] ayaa kaso o horjeestay go’aan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka…
Open this website in Safari first.
Nairobi (PP) ─ Danjiraha Soomaaliya u jooga Kenya, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] ayaa kaso o horjeestay go’aan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka…
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya…
Mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga dowladda Puntland ee gobolka Mudug ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay nin ku…
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay Biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee…
Muddaharaadyo ballaaran oo lagu taageerayo go’aanka taliyaasha ka soo jeeda bariga gobolka Sanaag ay ciidamadooda ugala baxeen maamulka Somaliland, ayaa maanta ka…
Madaxii Al Shabaab u qaabilsanaa degmadda Cadale ee gobolka Sh/dhexe ayaa lagu dilay degaanka Xagarey oo 40 KM u jirta Degmadaas. Sarkalkan…
Saddex taliye oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag oo ka soo jeeda bariga gobolkaasi, ayaa sida la xaqiijiyay caawa ciidamadooda…
Koox ku hubaysan toorayo ayaa caawo gabar ku dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Gabadha oo magaceeda lagu sheegay Nimco Cumar…
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay duqeyn diyaaradeed ku dileen saddex xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan buuraleyda gobolka…
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Isniinta maanta sheegay in uu cafis u fidiyay, maxaabiis Puntland looga qabtay dagaalkii Tukaraq oo…