Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo maanta booqanaya magaalada Dhahar ee xarunta gobolka High-land

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah booqanaya, magaalada Dhahar ee xarunta gobolka High-land, halkaasi oo… Sii akhri

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in saaka gurmad ballaaran la geynayo Beledweyne

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga gurmadka fatahaadaha… Sii akhri

Xildhibaanno hore u mucaaradsanaa madaxweyne Deni oo Casho sharaf kala qeyb-galay

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala… Sii akhri

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo gurmad deg deg ah ka dalbatay Beesha Caalamka

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga… Sii akhri

Xeer-Ilaalinta Puntland oo dalbatay in xasaanadda laga qaado Xildhibaan Cawil Daad

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Xeer-Ilaalinta guud ee dowladda Puntland, ayaa dacwad ku soo oogtay xildhibaan Cawil Xassan Daad oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland.… Sii akhri

Soomaaliya oo shirar iyo bandhigyo uga qeyb galeysa Qadar

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by Liban Yusuf

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya shirarka iyo bandhiga tiknolojiyadda… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamada Ciidamada oo xukuntay guddoomihii hore ee degmada Maxaas iyo eedaysanayaal kale

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala geddisan ku riday saddex eedaysane… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La qaatay Guddiga Amniga Ee Gobolka Karkaar

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, ayaa caawa kulan la qaatay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray mas’uuliyiinta dowladda

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowladda in dowrkooda ay ka qaataan sidii loo caawin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close