IGAD oo hoggaan cusub dooratay
Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir madaxeedkii 13-aad ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.…
Open this website in Safari first.
Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir madaxeedkii 13-aad ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa meel mariyay Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas…
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maalgashadayaal u dhashay dalka Shiinaha,…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmay Mette Knudsen oo ah Safiiradda…
Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G/sare Jaamac Maxamed Axmed oo waresyi siiyay Puntland Post, ayaa eedayn kulul u jeediyay…
Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa todobaadkan looga hadlay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha MadaxweynahaMudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaya magaciisa iyo Kan Goleyaasha Dowladda Puntland ayaa ka…
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Soomaaliya, oo sheegay in ay fulinayaan amar ka soo baxay Ra’iisul wasaare xukuumadda Federaalka Xassan Cali…