Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Jubaland iyo DANAB oo fashiliyay gawaari qaraxyo siday

Ciidamada Daraawiishta Jubaland, oo ay weheliyaan kumaandooska Dowladda Federaalka ee Danab, oo dhawaan la waregay Degaanka Jannaay-cabdalle oo qiyaastii magaalada… Sii akhri

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by News Office

Muxuu Axmed Madoobe kaga hadlay khudbadii aqalka sare?

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta khudbad u jeediyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha… Sii akhri

Two Daljir Radio Journalists Detained in Garowe

Posted on September 6, 2020September 12, 2020 by cph

Garowe ( PP News Desk) — Puntland Authorities in Garowe have detained Khadar Awl Ismail, Daljir Radio Garowe Centre Director and Abdiqani… Sii akhri

WorldRemit oo iibsatay Sendwave

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by cph

London (Wararka PP) — Shirkadda xaawaladda WorldRemit ayaa iibsatay Sendwave, oo ah shirkad xawisha lacagaha. Sendwave waxaa sanadkii 2014kii asaasay… Sii akhri

Weriyeyaal lagu xiray Garoowe

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Agaasimaha Radio Daljir Xarunteeda Garoowe, Khadar Cawl Ismaaciil iyo weriye Cabdiqani Axmed Maxamed oo isna ka tirsan Idaacadda Daljir, ayaa… Sii akhri

Puntland: 40 qof oo laga helay Covid-19

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in saacadihii ugu dambeeyay degaannada Puntland laga helay 40 xaaladooda oo Covid-19. War… Sii akhri

25,000 neef oo geela oo xalay laga dhoofiyay dekedda Boosaaso

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxa Xalay ka laga dhoofiyay 25,000 kun oo neef oo geel ah kuwaas… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Maanta Khudbad u jeedinaya Golaha Aqalka sare

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Maanta oo Axad ah la kulmaya Gudoonka iyo Guddiga joogtada… Sii akhri

Sii haya Xilka Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Sii hayaha xilka xilka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa Muqdisho… Sii akhri

Golaha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ah oo ka shiray soo saarista shidaalka Dalka

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Sabtiya guddoomiyay Shir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close