Tacsi: Marxuum Abshir Colaad Nuur

Daahir Ducaale Casayr, Liibaan Axmad, Abuubakar Ibraamim Ducaale, Mahdi Cabdikariim, Faarax Cabdullaahi Sugulle, Liibaan Yuusuf, Xuseen Yuusuf iyo bahda Puntland Post waxay tacsi u dirayaan Idiris Colaad Nuur iyo reer Colaad Nuur Mowle oo walaalkood Abshir Colaad Nuur ku geeriyooday Muqdisho. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu samir iyo iimaan uu sii kordhiyo. Innaa lillaah, waa innaa ilayhi raajicin.