Garowe: Qof shacab ah oo ku dhintay Rasaas uu riday askari ka tirsan Ciidanka Puntland
Hal ruux oo shacab ah ayaa maanta ku geeriyooday bartamaha Caasimadda Garoowe kadib rasaas uu riday askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuura…
Open this website in Safari first.
Hal ruux oo shacab ah ayaa maanta ku geeriyooday bartamaha Caasimadda Garoowe kadib rasaas uu riday askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuura…
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran yihiin doonyo iyo maraakiib sida…
Duullimaadyada Maxalliga ah ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa saaka oo Talaado ah hakad ku yimid kadib muran ka dhashay mid kamid ah…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xerada ciidanka Indhaqaris oo ku taala duleedka degmada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray cutubyo…
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay taageeri doonto waddanka Azerbaijan oo maalmahan xiisad colaadeed kala dhexayso dalka Armenia. Isniintii Shalay ayaa waxaa…
Muqdisho (Faallo) — Xasan Daahir Aweys oo xabsi-guri ku jira ayaa marba magaalada Muqdisho ka soo duuba hadallo gefef xambaarsan. Hadalkii ugu…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah safiirrada caalamka u fadhiya Soomaaliya. Siihayaha…
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa Maanta oo Isniin ah hor-tegay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland oo su’aalo…
Kooxda Al-shabaab ee ku sugan buuraleyda Calmadow ee Gobollada Bari iyo Sanaag, ayaa lagu soo warramayaa in ay halkaasi ka wadaan dhaq…
Garsoore Maraykan ah, ayaa Axaddii Shalay amar ku bixiyay in si ku meel gaar ah loo hakiyo Xayiraadda lagu soo rogay in…