Madaxweyne Xasan Sheekh oo martiqaad ka helay Shiinaha
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Shiinaha, kaddib markii uu martiqaad…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Shiinaha, kaddib markii uu martiqaad…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda Dowadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay sabab u yihiin aqoonsiga Israa’iil siisay maamulka Somaliland.…
Puntland ayaa ka digtay safar la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalmaha soo socda ku tagayo magaalada Laascaanood, si…
Cardiff (Comment) — I have read the comment on the muted response from the Somaliland diaspora in the United Kingdom to the recognition of Somaliland by…
Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in 22-ka bishan ay magaalada Gaalkacyo urari doonaan dhammaan ciidanka dhalinyarada ah ee…
Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga waxaa xalay kulan ku yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wasiirka arrimaha dibada Falasttyin…
London (Wararka PP) — Ra’iisal Wasariihii hore ee Biritayn Rishi Sunak ayaa soo jeediyay in Biritayn u baahan awood adag si ay dahaneeda u…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn loo geystay safaaradda dalka Qatar ee ku taala caasimadda Ukraine ee Kyiv, taas oo sababtay khasaare.…
Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in aqoonsiga israa’iil siisay maamulka Somaliland uu keeni karo musiibo wayn oo ku dhacda…
Dowladda Hindiya ayaa ka hortimid go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyada oo taageertay madaxbannaanida dad iyo dhuleed ee Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda…