Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal ku matala dowladda Puntland oo maalmo ka hor Shir ku yeeshay bannaanka Garoowe ayaa… Sii akhri

Posted on September 22, 2025 by News Office

Calmiskaad: Puntland oo xaqiijisay in Maraykanku maanta laba duqeymood la beegsaday firxadkii kooxda ISIS

Posted on September 21, 2025September 21, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka Maraykanku maanta laba duqeymood ka fuliyeen buuraha Calmiskaad… Sii akhri

Soomaaliya oo dib u hirgelinaysa Nidaamkii Adeegyada Boostada Caalamiga ah

Posted on September 21, 2025 by News Office

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Soomaali ayaa intii uu socday Shirweynaha 28-aad ee Ururka Boostada Adduunka (UPU), la… Sii akhri

Wefdi ka socda dowladda Ingiriiska oo Boosaaso Kula Shiri doona Madaxweynaha Puntland

Posted on September 21, 2025 by News Office

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Charles King iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku… Sii akhri

Puntland Needs to Introduce a Weapons and Ammunition Management System

Posted on September 20, 2025October 6, 2025 by cph

Boosaaso (PP Editorial) — Puntland State of Somalia is carrying out the final stage of counterterrorism operations in Calmiskaad. For… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ay weheliyaan Saraakiisha AFRICOM

Posted on September 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu… Sii akhri

Puntland oo digniin ka soo saartay Safarka waddooyinka wakhti uu Roobkii bilowday

Posted on September 20, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa dadweynaha ku wargeliyay khataraha safarka waddooyinka waaweyn xilligan oo uu bilowday… Sii akhri

Daadad ka dhashay Roobabkii deyrta oo ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari

Posted on September 20, 2025September 20, 2025 by News Office

Roobkii deyrta oo ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari ayaa togagga qaarkood ku fatahay daadad xooggan, kuwaasi oo saamayn… Sii akhri

Why Abiy Ahmed Cannot Rewrite Eritrea’s Past

Posted on September 19, 2025October 6, 2025 by cph

Ethiopia’s expansionist rhetoric cannot brush aside Eritrea’s sovereignty Boosaaso (Commentary) — Where is Asmaron Legesse when Ethiopia needs him most… Sii akhri

Questions Raised Over US Drone Strike That Killed Somali Elder Near Badhan

Posted on September 19, 2025October 6, 2025 by cph

Badhan (PP News Desk)  — The killing of a prominent Somali elder in a United States drone strike near Badhan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close