Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya madaxda saddex dowlad goboleed
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa la filayaa in uu maanta shir wadatashi ah la yeesho madaxweynayaasha Koonfurta Galbeed,… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa la filayaa in uu maanta shir wadatashi ah la yeesho madaxweynayaasha Koonfurta Galbeed,… Sii akhri
Shirkii nabadda ee ka socday magaaalda Ceerigaabo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, waxaana ka soo baxay war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo ay weheliyaan guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Ceerigaabo ayaa lagu wadaa in uu maanta soo xiro shirka… Sii akhri
Garoowe (Faallo) — Waraysi dhowaan la soo sii deyn doono oo lala yeeshay Wasiirka Arrimmaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid… Sii akhri
Agaasimihii hay’adda PDRC, Cali Faarax Cali (Farmayeeri) ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Garowe oo ku xanuunsanaa maalmihii u dambeeyay. Allaha… Sii akhri
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Ceerigaabo, halkaas oo uu uga qaybgalayo shirka nabadda… Sii akhri
Waxaa maanta baaqday safar uu magaalada Baydhabo ku tagi lahaa wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Geeska Afrika cidda wax laga weydiinayo maanta ay tahay hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda… Sii akhri
Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay deegaanka Habar-Bakuuje oo u dhow ceelka Il-Abal ay maanta ka saareen kooxda Daacish. Sidoo… Sii akhri