Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo duqayn ka fuliyay Calmiskaad

Puntland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay duqeyn lala beegsaday xubno ka tirsan Daacish oo ku dhuumanayay tog ku… Sii akhri

Posted on November 18, 2025November 18, 2025 by Desk

Puntland: Miisaaniyadda dowladda oo la sheegay in ay korortay

Posted on November 18, 2025November 19, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland ayaa maanta oo talaado ah shir ay yeesheen ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2026-ka, taas oo… Sii akhri

Shacab xiray waddada gasha Boosaaso

Posted on November 18, 2025November 18, 2025 by Desk

Shacab ka cabanaya go’aan ay dowladda Puntlnd ku soo rogtay deegaanka Tisjiic ee degmada Boosaaso ayaa maanta bannaanbax ka dhigay… Sii akhri

Howlgallo ka socda Calmiskaad

Posted on November 18, 2025November 18, 2025 by Desk

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maalintii saddexdaad oo xiriir ah howlgallo xoogan ka wada togga Baallade ee buuraleyda Calmiskaad, halkaas oo laga… Sii akhri

Soomaaliya oo baaq ka dirtay gaajada la xiriirta colaadaha

Posted on November 18, 2025November 18, 2025 by Desk

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) oo shalay ka hadlay shir furan oo Golaha Ammaanka uu… Sii akhri

Wasiirro ka tirsan Puntland oo safar dhanka cirka ah ku tagay Dhaadaar

Posted on November 18, 2025November 18, 2025 by Liban Yusuf

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax ayna waheliyaan wasiir dowlaha madaxtooyada Cabdifitaax Maxamed Nuur iyo wasiir ku-xigeenka… Sii akhri

Wasiir Caydiid: Premier Bank Puntland wax xiriir ah lama laha shirkadda ka shaqaysa E-visa

Posted on November 17, 2025November 17, 2025 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in maamulka Premier Bank ee Puntland uu keenay xog iyo caddaymo la xiriirta in aysan wax xiriir… Sii akhri

DFS oo soo saartay dacwad ka dhan maareeyaha Turkish Airline ee Muqdisho

Posted on November 17, 2025November 17, 2025 by Desk

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo dacwad ka dhan ah Turhan Kenmen oo… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la sheegay in dadka laga tahriibiyo

Posted on November 17, 2025November 17, 2025 by Desk

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka laga tahriibiyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde… Sii akhri

Maxay yihiin qodobada ay soo saartay Beesha Cali Saleebaan?

Posted on November 17, 2025November 17, 2025 by Desk

Haldoorka Beesha Cali Saleebaan ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir uga socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo looga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close