Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in la qabsaday xogta rabaabka u… Sii akhri

Posted on November 16, 2025November 16, 2025 by Desk

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ismiidaamin ah oo dhacay Calmiskaad

Posted on November 16, 2025November 16, 2025 by Desk

Kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa xalay saqdii dhexe weerar ismiidaamin ku qaaday saldhig ciidamada Puntland ku yeeliyiin togga Baallade… Sii akhri

DFS oo sheegtay in E-visa wax ka taray la dagaalanka Daacish

Posted on November 16, 2025November 16, 2025 by Desk

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in barnaajimka E-visa uu wax ka taray la dagaalanka… Sii akhri

Waqooyi Bari oo xayiraad saartay dadka ka yar 30-ka sano

Posted on November 16, 2025November 16, 2025 by Desk

Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in la safriyo dadka da’doodu ka yar tahay 30-ka sano, kaddib markii… Sii akhri

Ethiopia Cannot Use Demography to Bully Eritrea

Posted on November 15, 2025November 28, 2025 by cph

Addis Ababa (PP Editorial) — Several months ago, the former President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, explained in an interview… Sii akhri

Jeebtalisnimada Siyaasiyiinta Soomaalida

Posted on November 15, 2025November 18, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Dhowr bilood ka hor mar kulan aqoon-is-weydaarsi ah uu ka dhacayay Xarunta Cilmibaarista iyo Horumarinta ee… Sii akhri

Firdhiye oo fasiraad ka bixiyay Guddiga Nabadda iyo Wadaxaajoodka Waqooyi Bari

Posted on November 15, 2025November 15, 2025 by Desk

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa ka hadlay ujeedka uu u magacaabay Guddiga Nabadda iyo Wadaxaajoodka,… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada iyo Senetarrada Somaliland

Posted on November 15, 2025November 15, 2025 by cph

Kismaayo (Wararka PP) — Waxaa dhowaan la filayaa inuu Kismaayo ka qabsoomo shir ay ka soo qeybagalayaan siyaasiyiita ku mideysan… Sii akhri

Shirkadaha Garashada Sancaysan (AI) ee Shiinaha oo Maraykanka kaga hormaray koronto jaban

Posted on November 14, 2025November 14, 2025 by cph

Beijing (Wararka PP) — Dalka Shiinaha ayaa aad horumar uga sameeyay tartanka Garashada Sancaysan (AI). Sababta ugu muhuumsani waa koronto… Sii akhri

Siyaasadda Soomaalida 1959 iyo 2025 wax badan ayay iskaga eg yihiin

Posted on November 14, 2025November 28, 2025 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Soddon sano ka hor maanta Koonfurta Muqdisho waaa ka dhisnaa dowlad loo bixiyay Salballaar. Jeneraal Maamed Faara… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close