Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faahfaahinta wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo qarax lagula eegtay Bari

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, khasaaraha ka dhashay laba qarax oo lala beegsaday wefdi uu hoggaaminayay wasiirka Amniga Puntland,… Sii akhri

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Qoorqoor oo xilal magacaabay

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha gobollada iyo degmooyinka. Maxkamadda Sare… Sii akhri

Bari: Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo qarax lala eegtay

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay wateen wasiiro iyo mas’uuliyiin… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka degay Muqdisho

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweyne Axmed Madoobe oo hogaaminayay… Sii akhri

Dowladda Canada oo sheegtay in ay qaadanayso Qaxooti Soomaaliyeed

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Dowladda Canada ayaa sheegtay, in ay dib u-dejin u samaynayso in ka badan 240 Qaxooti ah oo sharci la’aan ku… Sii akhri

Nin Soomaali ah oo dad ku laayay gudaha Jarmalka

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Nin Soomaali ah oo ku hubaysan mindi dheer, ayaa Jimcihii shalay dad ku laayay  gudaha magaalada Wurzburg ee waddanka Jarmalka,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Munaasabada Xuska 26-ka Juun

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka… Sii akhri

Axmed karaash oo shacabka Soomaaliyeed ku hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-a June

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska maalinta xorriyadda 26-ka June. Mudane… Sii akhri

Somaliland oo xustay munaasabadda 26-ka juun

Posted on June 26, 2021June 26, 2021 by News Office

Xarunta madaxtooyada Somaliland, waxaa xalay lagu qabtay munaasabad ku saabsan sannad-guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay 26-kii Juun 1960 markaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close