Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Hirshabeelle laga qanciyay Tabashadii Shirka Muqdisho

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in la xalliyay tabashadii maamulka Hirshabeelle ka muujiyay shirka arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho. Qoraal ka… Sii akhri

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab oo shan nin iyo qof dumar ah ku toogtay degmada Saakow

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay Axaddii shalay degmada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe ku toogteen lix ruux oo ku… Sii akhri

Puntland: Codbixiyeyaasha Qardho, Eyl iyo Ufeyn oo la soo bandhigay

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by Desk

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntlad ayaa soo bandhigay xogta codbixiyeyaasha iska diiweengeliyay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Guddiga ayaa… Sii akhri

Rooble iyo Qoor Qoor oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada weerarkii Wisil

Posted on June 28, 2021June 28, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Isbitaalada magaalada Muqdishu ku… Sii akhri

Sanyare: Mudug ciddii qas ka sameysa waa la dilayaa, xataa qaar baan maxkamad la gaarsiinayn

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by Desk

Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku hanjabay in ay si muuqata iyo si aan muuqan-ba u dili doonaan cid… Sii akhri

Puntland oo toogasho ku fulisay 21 qof

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by News Office

Puntland ayaa saaka oo Axad ah dil toogasho ku fulisay 21 xubnood oo lagu helay Shabaabnimo, kuwaas oo lagu kala… Sii akhri

Instability in the Sahel: how a jihadi gold rush is fuelling violence in Africa

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by cph

On the side of a rural highway leading south from the city of Kaya in central Burkina Faso, Boureima Ouedraogo… Sii akhri

Hirshabeelle oo ka hortimid shirka Muqdisho

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by Desk

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ka horyimid shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo in uu berri oo Axad ah ka… Sii akhri

Indonesia: Wadaad qariyay macluumaad ku saabsan COVID-19 oo xabsi lagu xukumay

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by News Office

Wadaad u dhashay waddanka Indonesia, ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, kaddib markii uu qariyay macluumaad ku saabsan… Sii akhri

Sarkaalkii dilay George Floyd oo xukun dheer lagu riday

Posted on June 27, 2021June 27, 2021 by News Office

Sarkaalkii booliiska ahaa ee dilay George Floyd, ayey maxkamad ku taal Minneapolis jimcihii ku xukuntay 22.5 sano oo xarig ah.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close