Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddi loo saaray hubinta daymo loo haysto dowladda hoose ee Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdilladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa maanta oo Jimce ah magacaabay guddi qaabilsan hubinta cabashooyin ka yimid dad… Sii akhri

Posted on June 25, 2021June 25, 2021 by News Office

Golaha degaanka cusub ee degmada Jarriiban oo maanta la shaaciyay

Posted on June 25, 2021June 25, 2021 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay liiska golaha degaanka cusub ee degmada Jarriiban oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on June 25, 2021June 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ku wajahan magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni, wuxu Muqdisho kaga qayb-gelaya… Sii akhri

Qareenkii Donald Trump oo Ruqsadii laga xannibay

Posted on June 25, 2021June 25, 2021 by News Office

Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay ruqsaddii shargi ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ah qareenka… Sii akhri

Wejiga kowaad ee ballaarinta dekeda Berbera oo xariga laga jaray

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan madaxda ka tirsan Itoobiya iyo shirkadda DP World ayaa maanta gelinkii dambe… Sii akhri

Qodobadii diiradda lagu saaray shirka Golaha Wasiirada Puntland

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Bayaan kooban oo ka… Sii akhri

Muxuu yahay u jeedka safarka Wasiirada Itoobiya iyo Madaxweyne Mustafe Cumar ee Berbera?

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaadiidka dalÄ·a Itoobiya Axmed Shide iyo Marwo Dagmawit Moges Bekeledalka iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar… Sii akhri

Ninkii ugu horreeyay ee sameeyay Anti-virus oo is dilay

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by Desk

John McAfee oo ahaa asaasihii shirkadii ugu horreeyay ee sameysa barnaamijyada la dagaalanka virus-ka kombiyuutarada ayaa meydkiisa shalay laga helay… Sii akhri

Ciidanka Badda Puntland oo qabtay markab Jariif ah

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by News Office

Cutubka Ilaalada Badda u qaabilsan Ciidanka PMPF, ayaa Arbacadii hawlgal qorshaysan ku qabtay Markab kalluumeysi, kaas oo si sharci-darro ah… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeelatay Safiirka dowladda Filand

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Fawziya Abiikar Nuur, ayaa kulan gaar ah la yeelatay safiirka dowladda Filand u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close