Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Kenya oo dib u fasaxday duullimaadyada Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa shaacisay in ay dib u furtay duulimaadyadii dalkaas uga iman jiray Soomaaliya iyo kuwii tegi… Sii akhri

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Shirka dalalka G7 oo maanta ka furmaya dalka Ingiriiska

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Shirka dalalka hodanka ah ee G7 ayaa jimcaha ka furmi doono Cornwall oo ku taala koofur galbeed England, waxaana diiradda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Bankiga Puntland

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Dhismaha Cusub ee Bangiga dhexe ee Dowladda Puntland oo meel gebogebo ah… Sii akhri

Madaxweynaha Mareykanka uu digniin u direy dhigiisa Russia

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa dalka Britain ka bilaabay safarkiisa ugu horeeyay tan iyo markii uu xafiiska yimid, waxaana Russia… Sii akhri

Guddiga TPEC oo kulan la qaatay hay’adda UNSOM

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre iyo xubno ka mid ah TPEC ayaa xafiiska Gudoomiyaha kulan kula qaatay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay hawlgallada Ciidamada

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xasan Gacaliye ayaa  Warbixin la… Sii akhri

Biden oo laalay sharci uu hore u ansixiyay Trump

Posted on June 10, 2021June 10, 2021 by News Office

Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo… Sii akhri

Mashruuc lagu ballaarinayo garoonka Boosaaso oo la daahfuray

Posted on June 9, 2021June 10, 2021 by Desk

Magaalada Boosaaso ayaa maanta laga daahfuray wejiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradah Boosaaso. Daahfurka mashruuca waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka… Sii akhri

Guddigii Rooble magacaabay oo kulankii u horreeyay yeeshay

Posted on June 9, 2021June 9, 2021 by News Office

Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Arbaca yeeshay kulan ay diiradda ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close