Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mucaaradka Somaliland oo heshiis ka gaaray musharaxiinta guddoonka Golaha Wakiillada

Xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta ay u dhisayaan guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Labada… Sii akhri

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by Desk

Puntland oo jawaab adag ka bixisay muranka ka dhashay Xeerka gudniinka gabdhaha

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa jawaab adag ka bixisay doodda ka taagan xeerka lagu mamnuucay gudniinka gabdhaha, kaas oo horyaalla Baarlamanka, kadib… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay dhammaan hay’adaha dowladda Puntland

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku amray dhammaan hay’adaha kala duwan ee dowladda, in si buuxda loo dhaqan-geliyo adeegsiga… Sii akhri

Shir ku saabsan Doorashooyinka oo Muqdisho uga furmaya Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa la filayaa in… Sii akhri

Dilal ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay Aargada Dayniile ku dilay Guddoomiyihii waaxda Kurdamac ee degmada Dayniile Cabdi Cabdulle Cismaan (Cabdi Juge). War… Sii akhri

Dowladda Libya oo siideysay muhaajiriin Masaari ah

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn… Sii akhri

He Promised Peace. Then He Tore His Country Apart

Posted on June 21, 2021June 21, 2021

Ahead of Ethiopia’s general election on Monday, Prime Minister Abiy Ahmed has been laying out his grand ambitions for the… Sii akhri

Puntland oo shaacisay wakhtiga la kordhinayo mushaharka Shaqaalaha dowladda

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay, in bisha Agoosto ee sannadkan si rasmiya mushahar kordhin loogu samaynayo shaqaalaha kala duwan ee dowladda.… Sii akhri

Yaa lagu eedeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere ee Gaalkacyo?

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by Desk

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay magaca nin lagu eedeynayo dilkii Sheekh Cali Axmed Faarax… Sii akhri

Dowladdii Sweden oo la riday

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close