Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Safiirka Itoobiya

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub dowladda  Itoobiya u soo magacowday Soomaaliya… Sii akhri

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dadweynaha Itoobiya oo doorasho u dareeray

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dadweynaha Itoobiya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta doorashooyinka si ay uga dhiibtaan codkooda doorashadii lixaad ee baarlamaanka iyo… Sii akhri

Qaxooti gaaraya 80 Qoys oo soo gaaray magaalada Boosaaso

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Magaalada Boosaaso, waxa xalay soo gaaray Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay,… Sii akhri

Dowladda hoose ee Garoowe oo bilowday hawlgal ariga looga saarayo magaalada

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa xalay bilowday hawlgal ariga looga saarayo xaafadaha caasimadda. Shaqaalaha iyo ciidanka dowladda hoose, ayaaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga Amniga doorashooyinka

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay guddiga Amniga doorashada, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida… Sii akhri

Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka cusub ee Itoobiya?

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Garoowe oo hab casri ah loo dhisayo

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax-dhigay dib udhis iyo dayactir lagu samaynayo si casri ahna loo dhisayo… Sii akhri

Ambassador Sureer Abshir Muuse oo lagu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Ambassador Sureer Abshir Muuse oo ka timid dalka dibaddiisa ayaa maanta lagu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Amb. Sureer waxa duleedka… Sii akhri

Puntland: Goorma la soo bandhigaya liiska codbixiyaash doorashooyinka hordhaca ah?

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa maanta  shaaciyay wakhtiga ay soo bandhigayaan Liiska hordhaca ah ee codbixiyaasha degmooyinka Qardh, Eyl… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close