Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Qaban-qaabadii ugu danbaysay ee soo dhawaynta Madaxweynaha Puntland oo ka socota Gobalka Sanaag

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Gaas ayaa maanta kusii jeeda Gobalka Sanaag, waxaana siweyn soo dhawayntiisa looga dareemayaa degaanada uu… Sii akhri

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by Farah

Mashruuc kale oo uu Midowga Yurub ka hirgelin lahaa Puntland oo qarka u saaran inuu fashilmo

Posted on September 18, 2018September 18, 2018 by Farah

Khilaaf xoogan ayaa ka dhex qarxay Wasaaradda degaanka iyo isbadelka cimiladda iyo Hay’adda biyaha, Tamarta iyo khayraadka dabiiciga Dawlada Puntland… Sii akhri

Maxaa hirgalay, maxaase guul-daraystay ballan qaadkii doorashadii 2014 ee Madaxweyne Gaas?

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Farah

Markii ugu horaysay oo ay inta badan dadweynaha Soomaaliyeed barteen magaca Dr Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) waxay ahayd sanadkii 2010 oo… Sii akhri

Cudurka Ebola oo mar kale faro kulul ku haya Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo

Posted on September 6, 2018 by Farah

Cudurka Ebola ayaa lagu dhawaaqay inuu ka dillaacay Jamhuuriyadda dimuqraadiga ee Congo oo ku taal bartamaha qaarada Afrika,  waxaana la… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in dagaal beeleedka degaanka Dhumay ay ku lug leedahay Somaliland

Posted on September 6, 2018September 6, 2018 by Farah

Iyadoo dagaal beeleedyo ka dhacay degaanka dhumay ee gobalka Sool ay ku dhinteen in ka badan 10 qof ayaa waxaa… Sii akhri

Cabdisalaan Bashiir oo iska casiley Wasiir ku-xigeenka Maaliyada si uu ugu tartmo duqa Bosaso

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Farah

Maanta waxaa lagu dhaariyey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari xubnaha kamid noqday gollaha deegaanka magaalada Bosaaso, waxaana goobtaas xilkii… Sii akhri

Ciidamo la ruqseeyey oo gadood ka-sameeyey xarunta qaybta Booliska Gobalka Nugaal

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Farah

Illaa 30-askari oo dhawaan laga ruqseeyey ciidamada Booliska Dawlada Puntland ayaa maanta gadood iyo shaqaaqo ka sameeyey qaybta Booliska Gobalka… Sii akhri

Kooxo abaabulan oo boob ku haya dhulka danta guud ee magaalada Garowe

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by Farah

Kooxo abaabulan ayaa asbuucyadii u danbeeyey magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka bilaabay inay boobaan dhulka danta guud ee magaalada… Sii akhri

Musharixiinta Madaxtinimada Puntlland 2019 waxay ka kooban yihiin sadex qaybood!

Posted on September 3, 2018 by Farah

Shantii sanoba mar ayey qabsoontaa doorashadda Baarlamaanka iyo madaxtinimada Puntland oo ay siweyn ugu loolamaan dad kala duwan oo rag… Sii akhri

Maxaa sal u ah kalsooni darada ka dhex aloosan Dawlada Federalka iyo Dawlada Gobaleedyada?

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by Farah

Soomaaliya ayaa qaadatay nidaamka Federaalka oo ah nidaam awooda Dawladnimo hoos u daadejinaaya isla markaana ogolaanaaya in gobalada Dalka intii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close