Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Mid kamida guddigii uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo is-casiley

Axmed Aadan Carab oo kamida guddi khilaaf dhaliyey oo uu  magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey inay… Sii akhri

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by Farah

The ministry of women’s affairs in Puntland has launched an anti-violence campaign against women

Posted on November 25, 2018November 26, 2018 by Farah

The Ministry of Women Development and Family Affairs of Puntland launched today the International Day for the Elimination of Violence… Sii akhri

Musharax Saciid Deni oo si adag u weeraray xukuumadda Madaxweyne Gaas

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Farah

Waxaa maanta magaaladda Bosaaso ee xarunta gobalka Bari siweyn loogu soo dhaweeyey musharaxa madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, waxaana… Sii akhri

The Ministry of Women’s Affairs of the Puntland state celebrates International Children’s Day

Posted on November 21, 2018November 22, 2018 by Farah

The Ministry of Women Development and Family Affairs today held a celebration of the International Children’s Day on November 21,… Sii akhri

Islaan Ciise, Garaad Maxamed iyo Madaxweyne Cagjar taariikhdaa xusi doonta doorkooda daminta collaada Dhumay

Posted on November 19, 2018November 19, 2018 by Farah

Magaaladda Jig-jiga ee Dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa si habsami leh uga socda shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelihii… Sii akhri

Ilhaam Cumar iyo Rashida Tlaib oo noqday labadii gabdhood ee muslima oo kamida noqda Congress-ka Maraykanka

Posted on November 7, 2018 by Farah

Ilhaam Cumar oo asalkeedu Soomaali yahay iyo Rashida Tlaib oo kasoo jeeda Falastiin ayaa noqday labadii gabdhood ee ugu horeeyey ee… Sii akhri

Waxgarad uu hogaaminaayo Islaan Ciise Islaan Maxamed oo u ambabaxay deegaanka Dhumay

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by Farah

Wax garad garaaya illaa 30 oo iskugu jira cuqaal, ganacsato iyo siyaasiyiin uuna hogaaminaayo Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamida… Sii akhri

Doorashada Puntland 2019: Musharax hebel qiimaha u sareeya ayuu ku baayici doonaa xildhibaanada!!

Posted on October 8, 2018October 8, 2018 by Farah

Sida lawada og yahay Puntland waxay siweyn isugu diyaarinaysaa doorashada Madaxtinimada Puntland ee sanadka 2019 iyo xulista xildhibaanadda kamid noqonaya… Sii akhri

Isbadelka lagu saameeyey Maamulka iyo Taliska Booliska Nugaal ma yahay mid la asiibay?

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by Farah

Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta digreeto xilalkii kaga qaaday Gudoomiyihii Gobalka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne iyo… Sii akhri

Shirka Khamiislaha ee golaha Wasiirada Puntland oo maanta ka dhacaya Badhan

Posted on September 20, 2018September 20, 2018 by Farah

Waxaa maanta magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag lagu qabanayaa shirka gollaha wasiiradda Dawlada Puntland oo uu shir gudoomin doono Madaxweyne… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.