Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Furaya Kalfadhiga Baarlamaanka

Maanta oo sabti ah taariiqduna ay ku beegantahay 08-07-2017 waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu… Sii akhri

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cowke

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Kenya oo goordhaweyd geeriyooday

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cowke

Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Joseph Nkaissery ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaalka Karen Hospital ee magaalada Nairobi. Wasiir Joseph… Sii akhri

Toogasho Wadareed ka Dhacday Mareykanka

Posted on July 6, 2017 by Cowke

Ugu yaraan 101 ruux ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka tan iyo 4tii bishan Luulyo oo ahayd maalintii… Sii akhri

Halkuu Marayaa Khilaafka Wadamada Khaliijka

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Cowke

Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada khaliijka ee uu khilaafka siyaasadeed uu kala dhaxeeyo wadanka Qatar oo shalay ku kulmay wadanka Masar… Sii akhri

Al-shabaab iyo Ciidamada Jubbaland oo ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa  Al-shabaab in ay ku dagaalameen… Sii akhri

Madaxweyne Siilaanyo oo ku Xanuunsanayo Isbitaal ku yaala Imaaraadka

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu ku xanuunsanayaa Isbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo… Sii akhri

Madaxda Dowlada iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Shir uga Furmayo Muqdisho

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in  uu shir uga furmo magaalada Muqdisho… Sii akhri

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya oo Qarax lala beegsaday

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa  qarax baabuur uu ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan. Cabdirisaaq Yuusuf Bahlaawi, oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan PUNTLAND

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Cowke

Warar ay heshay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane  Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)  in maalmaha… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay in ay soo dhoweeynayaan Mukhtaar Roobow

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shaariif Xasan Sh. Aadan ayaa soo dhoweeyay go’aanka Dowladda Mareykanka xayiraada ugu qaaday Afhayeenkii Hore ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close