Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Masar oo Taageero u balan qaaday Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Somalia Gen. Maxamed Axmed jimcaale(Cirfiid) oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay taliyaha… Sii akhri

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Cowke

Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Saldhig ay Ku Sugnaayeen Al-shabaab

Posted on July 11, 2017 by Cowke

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidameeda ay weerar Culus oo dhanka cirka ah ku qaadeen kaymo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada… Sii akhri

General Qaalib oo iska Casilay Xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Farmaajo

Posted on July 10, 2017 by Cowke

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib  oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu u Magaaabay Gudoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada… Sii akhri

Somaliand oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by Cowke

Maamulka  Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo  sheegay oo ahaa in dawladiisu ku daba-joogto sidii… Sii akhri

Maxaabiista Soomalida ee ku Xiran dalka Hindiya oo la soo deynayo

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by Cowke

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya Ambassador Abyan Maxamed Saalax oo shir la xiriira horumarinta iyo kor u qaadista caddaalada dumarka Soomaaliyeed… Sii akhri

Canshuur:- “Internetka oo go’an dartiis dowlada waxaa ka khasaarta $10 Million maalintii”

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by Cowke

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay tan iyo markii uu go’ay qadka internet-ka ee guud ahaan dalka laga isticmaalayay in ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qaranka

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed(farmaajo) ayaa magacaabay Guddiga taakuleynta Ciidamada Qaranka Soomaliya. Guddigaan waxaa gudoomiye loogu dhigay Gen… Sii akhri

Faahfaahin: 7 Ruux oo isku Qoys ah oo lagu laayay duleedka Muqdisho

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaabkii uu u dhacay weerar naxdin leh oo lagu qaaday gaari ay la socdeen… Sii akhri

Warbixin: Wadanka South Sudan oo 6 Sano Jirsaday

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Wadanka Koonfurta Suudaan oo ah Wadanka ugu da’da yare dunida ayaa maanta 6 sano jirsaday, isaga oo maanta oo kale sanadkii… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo la wareegtay Qalabkii lagu hagi lahaa hawada Soomaaliya

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa la wareegtay qalabkii lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya. Munaasabad kooban… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close