Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xeer ilaaliyaha Qaranka:-“Xildhibaanada Kuraastooda lagu muransan yahay dib haloogu laabto”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ku baaqay in lagu laabto doorashada 8 Kursi oo ka… Sii akhri

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by Cowke

AMISOM oo ku dhawaaqday Dagaal Cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle ayaa sheegay in la qaadi doono howlgal lagu furaayo  Jidka… Sii akhri

Keatin:-“Shaqa La’aanta Heysata dhalinyaradda waxa ay mareysaa heerkii ugu Xumaa”

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by Cowke

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaablisan Soomaaliya Micheal Keatin ayaa sheegay in shaqa la”aanta Dhalinta Soomaaliyeed heesata ay… Sii akhri

Beyle:-“Turkigu wuxuu Soomaliya ugu abxay balan-qaad uu u sameeyay”

Posted on July 16, 2017July 16, 2017 by Cowke

C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo shalay mar kale hortagay Baarlamanka federaalka Soomaliya ayaa sheegay in muddo saddex… Sii akhri

Xasan Sheekh oo Xuquuq ku yeelanaya Dowlada Soomaaliya

Posted on July 15, 2017 by Cowke

Golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankooda Todobaadlaha ah oo ay  khamiistii ku yeeshteyn Magaalada Kismaayo waxa ay kaga hadleyn… Sii akhri

Adeegii Internetka Koonfurta iyo Bartamaha oo Dib u soo laabanayo

Posted on July 15, 2017July 15, 2017 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la bilaabayo sameynta Internet-kii Fibre Optic ee todobaadyo ka hor ka go’ay gobolada… Sii akhri

Madaxweynihii Hore Ee Brazil Oo Lagu Xukumay 9 Sanno Oo Xabsi Ah

Posted on July 13, 2017 by Cowke

Maxkamad ku taala dalka Brazil ayaa sagaal sano oo xarig ah ku xukuntay madaxweynihii hore ee Brazil Lula da Silva.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Golihiisa Wasiiradda oo gaaray Magaalada Kismaayo

Posted on July 12, 2017July 12, 2017 by Cowke

Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudne Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaweyd ka dagay Garoonka Diyaaradaha… Sii akhri

Farmaajo iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo khadka Taleefanka kuwada hadlay

Posted on July 12, 2017July 12, 2017 by Cowke

Xoghaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Dowladda Maraykanka ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka taageerto… Sii akhri

Shariif:- “Nolosheena Helis ayay ku Jirtaa Ilaalo ha naloo sameeyso”

Posted on July 12, 2017July 12, 2017 by Cowke

Qaar kamid ah Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay u sameyso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close