Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Kulan Xasaasi ah ku leh Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa ku yeelanaya Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha… Sii akhri

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Cowke

Faah Faahin: Dagaal Culus oo ka dhacay Degmada Xeraale

Posted on July 20, 2017July 20, 2017 by Cowke

Wararka PUNTLAND POST ay ka heleeyso Degmada Xeraale ee Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay… Sii akhri

Ciidamada NISA oo Qabtay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa

Posted on July 20, 2017 by Cowke

Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee (NISA) ayaa Goordhaweyd gacanta ku dhigay gaari ay saaran yihiin waxyaabaha… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada DF oo Arimo Xasaasi Ah looga hadlay

Posted on July 20, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan… Sii akhri

Dalalkii Qatar Cunaqabateeyey oo ka soo dabcay Go’doominta dalkaas

Posted on July 20, 2017July 20, 2017 by Cowke

Afarta dal ee Carbeed ee hormuudka u ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay halkii ay taagnaayeen oo haatan kuma… Sii akhri

Wasiirka Dastuurka” “Somaliland oo Ka Maqan Sheeko Qarameedkan Afti lama Gelin karo Dastuurka”

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Cowke

Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Dastuurka KMG aan afti loo qaadi karin, iyadoo nidaamka federaalka ee… Sii akhri

Xildhibaanad Xaawo:- “kala diristii Golaha Wasiirada Baarlamaanka Puntland waa ku deg degeen”

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Cowke

Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaga ee ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa ka hadashay… Sii akhri

Xaashi “Waan joojin doonaa mooshin Walba oo la keeno Baarlamaanka”

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka hadlay mooshin ay wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka… Sii akhri

Askari Soomaali Mareykan ah oo lagu Eedeeyay toogashada haweeney

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cowke

Booliiska magaalada Minneapolis  ee dalka Mareykanka ayaa baaritaano ku haya askari Soomaali Mareykan ah oo ka tirsanaa ciidanka booliis magaaladaas,… Sii akhri

Adeegii Internet-ka Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo dib u soo laabtay

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by Cowke

Waxaa goordhow dib usoo laabtay adeegii internet-ka Koonfurta iyo bartamaha dhulka Soomaaliya oo maqnaa muddo ku dhow 30 cisho. 24-Kii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close