Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo ka War-bixiyay Socdaalka RW Khayre uu ku tagay Kismaayo

Kismaayo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana… Sii akhri

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by PP-Muqdisho

Xaruntii Ciidamada Badda iyo gurigii Taliyaha Badda oo dib ugu soo laabtay gacanta DFS

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa soo saaray wareegto ku aaddan xaruntii… Sii akhri

Madaxweynaha Uganda oo ku hanjabay inuu la baxayo Ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Madaxweynaha Uganda, Yuweri Musaveni ayaa mar kale ku goodiyay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu la baxayo… Sii akhri

Wasiirkii Arrimaha Dastuurka DF oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo labada aqal ee baarlamaanka… Sii akhri

Waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo Maydka Wasiir Xoosh oo kusoo Wajahan Caasimadda

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray, iyadoo lagu wado in saacadaha soo socda caasimadda dalka… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo Mas’uuliyaddiisa sheegatay

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, sagaal kalena waxaa kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan, kaddib qarax… Sii akhri

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbisay Warqad ay kaga cabanayso Dowladda Kenya

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergada dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhida QM, ayaa qoraal ashtako ah u gudbisay Golaha joogtada ah ee… Sii akhri

Gudoomiyaha Gob. Banaadir oo Daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Itoobiya oo ku wajahan Caasimadda Kenya

Posted on March 5, 2019March 5, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya… Sii akhri

Dilal Maanta siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda

Posted on March 4, 2019March 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sadex dil ayaa maanta siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo mid ka mid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close