Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Puntland:- Nidaamka axsaabta badan xal ma inoo yahay?

Tan iyo markii dhidibbada loo taagay dowlad goboleedka Puntland waxaa lagu taamayey in mar uun laga gudbo nidaam siyaasadeedka qabiilka… Sii akhri

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by Liban Yusuf

Puntland:- Cumar Faraweyne oo Taliye loo magacaabay

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by Liban Yusuf

Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa loo magacaabay xil cusb oo taliyenimo Digreeto maanta ka soo baxday… Sii akhri

Musharax Xildhibaan Eng. Maxamuud Cabdinuur oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by Liban Yusuf

Eng. Maxamuud Cabdinuur Aadan Dalab Agaasimihii hore ee hay’adda waddooyinka Puntland (PHA-NESHA) oo hadda u tartamaya xubin ka tirsan Golaha… Sii akhri

Maxay u baaqatay doorasho kursi Xildhibaan oo ka dhici la ahayd Garowe?

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Liban Yusuf

Doorasho boos buuxin kursi ka banaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadiisu tahay Puntland oo maanta dhici… Sii akhri

Madaxweyne Gaas iyo Gen. Siciid DHeere oo xal ka gaaray arrin ay isku khilaaf sanaayeen

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Taliyaha guud ee ciidamada Sareeyo Guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa is… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ku soo wajahan Garowe

Posted on September 29, 2018September 29, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib safar… Sii akhri

Bosaso: Puntland oo weerartay ciidamo gadoodsan

Posted on September 27, 2018September 28, 2018 by Liban Yusuf

Puntland ayaa markii ugu horeysay weerartay ciidamo ka tirsan oo ka gadoodsanaa sida la sheegay mushaar la’aan, waxaana ka dhashay… Sii akhri

PAC oo tababar uqabatay wadaadada diinta Puntland

Posted on September 27, 2018September 27, 2018 by Liban Yusuf

Ha’yadda la dagaalanka AIDS-ka Puntland (PAC) ayaa maanta tababar uga furtay  xarunteeda Garowe Culumaa’udiin ka kala yimid gobolo kala duwan.… Sii akhri

Nin loo gubay heybsooc guur oo lagu aasay Muqdisho

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho waxaa todobaadkii hore ka dhacay dil heybsooc guur oo loo geystay Allaha u naxariistee nin geerashle ahaa oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qadar oo heshiisyo kala saxiixday

Posted on September 25, 2018September 25, 2018 by Liban Yusuf

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa kala saxiixday saddex heshiis oo sida la sheegay shaqa abuur u ah dhalinyarada Soomaaliyeed. Wasiirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close