Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax loo malaynayo in uu yahay ismiidaamin ayaa goordhawed ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad ku dhow… Sii akhri

Posted on November 17, 2020November 17, 2020 by Liban Yusuf

Taariikhda Qadiimka ah ee Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed – Qaybtii 7aad

Posted on November 16, 2020November 16, 2020

XILLIGII GUMAYSTAHA REER YURUB. Qabsashadii Ingiriisku uu qabsaday Hindiya iyo dhisiddii la dhisay marinka Suways 1869 ayaa ahmiyad iyo qiimo… Sii akhri

Xog: Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo qorsheynaya in uu is-casilo

Posted on November 12, 2020November 12, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax ayaa qorsheynaha in uu is-casilo saacadaha soo socda, sida ay… Sii akhri

Yuusuf Dabageed oo noqday madaxweyne ku xigeenka cusub ee Hirshabeelle

Posted on November 11, 2020November 11, 2020 by Liban Yusuf

Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka Hirshabeelle. Yuusuf Dabageed ayaa xilkaas ku guuleystay… Sii akhri

Yaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle?

Posted on November 11, 2020November 11, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhaweyd loo doortay Cali Cabdullaahi Guudlaawe oo horey loogu saadaalinayay xilkaas. Cali Cabdullaahi… Sii akhri

Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 6aad

Posted on November 10, 2020November 10, 2020

XILLIGII BOORTAQIISKA. Waxa aynu horay usoo sheegnay xiriirkii ay reer yurubkii qadiimka ahaa la lahaayeen mandiqadda geeska Afrika gaar ahaan… Sii akhri

Biden oo loo doortay madaxweynaha Mareykanka

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by Liban Yusuf

Ameerika ayaa Joe Biden oo xisbiga Dimuqraadiga ah u dooratay inuu noqdo madaxweynahoodii 46-aad. Joe Biden ayaa ku guulestay 20… Sii akhri

DFS oo magacowday Guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi/Samaliland

Posted on November 6, 2020November 7, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacowday guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee ka soo jeeda degaannada Somaliland. Guddigan oo… Sii akhri

Galmudug oo magacowday Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed

Posted on November 6, 2020November 6, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qooroor ayaa magacaabay Guddiga doorashooyin heer dowlad goboleed. Wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor oo… Sii akhri

Wasiir ka tirsan DFS oo ka badbaaday qarax

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa ka badbaaday qarax lala eegtay. Qaraxa oo caawa fiidkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close