Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Somali Electoral Woes Require a Lasting Solution

Garowe (Opinion) — If one looks at the last three Somali presidential elections in 2009, 2012 and 2017, recurrent electoral… Sii akhri

Posted on December 12, 2020December 12, 2020

Xalwaara malaga gaari karaa caqabadaha soo noqnoqda xiliyada doorashada Soomaaliya?

Posted on December 12, 2020December 12, 2020

Markaan dib u milicsano sadexdii doorasho u danbeesay ee dalka ka dhacday laguna kala doortay Madaxwayne Shiikh shariif 2009, Madaxwayne… Sii akhri

Taariikhda qadiimka ah ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed – Qaybtii 10aad

Posted on December 7, 2020December 15, 2020

MAGACII BARBARKA OO SOOMAALIDA U HIRGALAY IYO WIXII AY TAARIIHKYAHANNADII CARBEED EE HORE KA QOREEN. Waxa aynu soo sheegnay tan… Sii akhri

Show sagaaro ima barato!

Posted on December 5, 2020December 5, 2020

Sagaaradu waxa ay ka mid tahay duurjoogta dalkayagu hodanka ku yahay. Sheeko xariir baa lagu sheegaa in Oday la yaabay… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ciidamada Federaalka ku eedeeyay gaboodfal

Posted on December 3, 2020December 3, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyey shirka Golaha Xukuumada kaas oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada.… Sii akhri

Gulufka Tigray lagu qaaday waa dhabbaha loo soo marayo duulaanka Soomaaliya lagu soo wado!

Posted on December 2, 2020December 2, 2020

{Somaaliya mar kale dhiig waa loogu wan qali!} Abiy wuxuu door biday inuu Tigray cudud ku maquuniyo si ay quus… Sii akhri

TAARIIKHDA QADIIMKA AH EE DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED – Qaybtii 9aad

Posted on November 29, 2020November 29, 2020

MAXAY TAARIIKHYAHANNADII HORE AEE GIRIIGGU KA YIRAAHDEEN DADKII DAGGANAA DHULKA SOOMAALIDA. Bilowgii Hordhaceenna, waxa aynu ku soo sheegnay, in ay… Sii akhri

Rayid ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on November 27, 2020November 27, 2020 by Liban Yusuf

In ka badan 5 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay tiro intaas ka badana waa ay ku dhaawacmeen qarax… Sii akhri

Marxuum Khaliif Ciise Mudan oo aas qaran loogu sameeyay Garowe

Posted on November 27, 2020November 27, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Garowe waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay marxuum Gen. Khaliif Ciise Mudan oo maalmo ka hor ku geeriyooday dalka… Sii akhri

Goormay go’aanno ka soo bixi doonaan shirka musharaxiinta ee Muqdisho?

Posted on November 25, 2020November 25, 2020 by Liban Yusuf

Waxaan wali go’aanno ka soo bixin shirka maalintii shanaad magaalada Muqdisho uga socda qaar kamid ah musharraxiinta madaxweynenimada Soomaaliya ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close