Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 6aad

XILLIGII BOORTAQIISKA. Waxa aynu horay usoo sheegnay xiriirkii ay reer yurubkii qadiimka ahaa la lahaayeen mandiqadda geeska Afrika gaar ahaan… Sii akhri

Posted on November 10, 2020November 10, 2020

Biden oo loo doortay madaxweynaha Mareykanka

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by Liban Yusuf

Ameerika ayaa Joe Biden oo xisbiga Dimuqraadiga ah u dooratay inuu noqdo madaxweynahoodii 46-aad. Joe Biden ayaa ku guulestay 20… Sii akhri

DFS oo magacowday Guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi/Samaliland

Posted on November 6, 2020November 7, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacowday guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee ka soo jeeda degaannada Somaliland. Guddigan oo… Sii akhri

Galmudug oo magacowday Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed

Posted on November 6, 2020November 6, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qooroor ayaa magacaabay Guddiga doorashooyin heer dowlad goboleed. Wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor oo… Sii akhri

Wasiir ka tirsan DFS oo ka badbaaday qarax

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa ka badbaaday qarax lala eegtay. Qaraxa oo caawa fiidkii… Sii akhri

Somalia Should Mediate Between TPLF and Abiy Ahmed

Posted on November 5, 2020November 5, 2020

Mogadishu (OPINION) — It may sound surreal but Somali political leaders can mediate between Tigray region and the Ethiopian government.… Sii akhri

Somaliland oo xukun ku riday Cabdimanaan Yuusuf iyo Astaan TV

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa xukun ku riday mulkiilihii Astaan TV, Cabdimanaan Yuusuf Maxamed oo muddo ku xirnaa magaalada Hargeysa. Maxkamadda gobolka Maroodijeex… Sii akhri

Galmudug oo heshiis la gashay shirkad dhisi doonta dekedda Hobyo

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by Liban Yusuf

Galmudug ayaa heshiis laga gashay shirkad fadhiheedu magaalada London ee dalka Ingiriiska, taas oo la sheegay inay dhisi doonto dekedda… Sii akhri

Maxaad ka ogtahay doorashada Mareykanka ee maanta?

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa maanta oo Talaado ah dalka Mareykanka ka dhacaysa doorashada madaxtinimo oo ku tartami doonaan madaxweynaha tallada haya Donald Trump… Sii akhri

Taariikhda Qadiimka ah ee Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed – Qabtii 5aad

Posted on November 2, 2020November 2, 2020

TAARIIKHYAHANADII CARBEED EE DHULAKA SOOMAALIDA WAX KA QORAY. Waxa aynu soo sheegnay in diinta islaamku ay dhulka soomaalida soo gaartay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close