Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Maxay kawada hadleen madaxa xukuumadda Galmudug iyo musharax Odawaa.

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay musharaxa madaxtinimada maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa. Inkastoo aysan… Sii akhri

Posted on September 10, 2019September 10, 2019 by Gambool

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’ado caalami ah.

Posted on September 10, 2019September 10, 2019 by Gambool

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa xarunta qaramada midoobey ee magaalada Muqdisho kulamo kula qaatay qaar kamid ah hay’adaha caalamiga ah ee… Sii akhri

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Danjire Ben Fender oo kawada hadlay arrimaha Soomaaliya.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Madaxweynaha maamulka Somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo safiirka Ingiriiska ee  Soomaaliya,… Sii akhri

Axmed Karaash oo ka hadlay shahaadada ardayda Puntland & xafiis DFS Garoowe ka furatay.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xariga ka jaray Xafiis ay Garoowe… Sii akhri

Sarkaal katirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo Muqdisho qarax loogu xiray gaarigiisa

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nooca baabuurta lagu xiro ah oo ka dhacay degmada Xamar Jajab ee… Sii akhri

Ammaanka Xudur oo siweyn loo adkeeyey iyo ra’iisul wasaare Khayre oo ku wajahan.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Ammaanka magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa siweyn loo adkeeyey xilli uu halkaasi ku wajahan yahay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shuruudo adag hordhigay siidaynta wasiir Janan.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay shuruudo siyaasadeed oo adag… Sii akhri

Odayaasha Beledweyne oo ka horyimid awaamiir ka soo baxday dowladda Soomaaliya.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka horyimid go’aan ka soo baxay dowladda… Sii akhri

Puntland oo golayaal deegaan iyo iskaashatooyin kalluumaysi u dhisaysa gobolka Gardafuu.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Wafti ka socda golaha xukuumadda iyo barlamaanka Puntland ayaa safaro shaqo kumaraya deegaamo katirsan gobolka Gardafuu gaar ahaan degmooyinka durugsan… Sii akhri

Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Shirkii dibu-heshiisiinta beelaha degan Galmudug ayaa weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo uu dhowaan ka furay ra’iisul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close